Askari dil argagax leh maanta u geestay Wade Mooto Bajaaj oo la qabtay

Askari katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa saakay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe gaar ahaan goob ay taalay isbaaro ku dilay nin shacab ah oo wade ka ahaa mooto bajaaj . Wararka aan helnay ayaa sheegaya in askariga iyo wadaha mooto bajaajta ay ku murmeen lacag baad ah oo gaareysay shan kun oo shilin Soomaali … Continue reading Askari dil argagax leh maanta u geestay Wade Mooto Bajaaj oo la qabtay